Donald Trump iyo saddex kamid ah Carruurtiisa oo Dacwad xasaasi ah lagu soo oogay

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa xaalad kale oo adag wajahaya, waxaana isaga iyo saddex kamid ah carruurtiisa  lagu soo oogay dacwad salka ku heysa qiyaano iyo wax isdaba marin ay sameeyeen . Baaritaano ay Trump iyo carruurtiisa ku sameeyeen xeer ilaalinta magaalada New Yourk ayaa lagu ogaaday inay ka been sheegeen qiimaha … Continue reading Donald Trump iyo saddex kamid ah Carruurtiisa oo Dacwad xasaasi ah lagu soo oogay